Home Wararka Maanta Maxaad Ka taqaanaa Liiska NISA ka Tirsan oo Musharaxiinta ah

Maxaad Ka taqaanaa Liiska NISA ka Tirsan oo Musharaxiinta ah

0

Warbaahinta Madaxa Bananaan Ayaa Heshay Magacyada 15 Masuul oo ka Tirsan Hay’adda NISA islamarkaana Madaxtooyada Soomaaliya ay Doonayso inay xildhibaana noqdaan

Magacyada Liiskaan waxaa ka Soo Muuqday Yaasiin Cabdullahi fareey oo ah Ku simaha NISA Hadana dhawaan noqday Xildhibaan Laakiin Kursigiisa Lagu Murusanyahay.

sidoo kale waxaa 15 ruux ka Soo dhexmuuqdaan Fahad Yaasiin iyo Kulane Jiis, oo iyagana in Mudda ah ahaa Madaxda Sare ee Nabad sugida Soomaaliya.

Madaxtooyada Soomaaliya Ayaa si aan gambasha Laheen u Doonaysa in ay Soo saarato Xildhibaano ay ku bixisay Qarashaad Farabadan si Biri ay Codka u siiyaan Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMaxkamada Galgaduud oo Maanta la Horgeeyay Eed loo haysto eedaysane Cisman Ciise Afrax (Sawiro)
Next articleMadaxweynaha Turkiga oo ka badbaaday Isku day Dil waa