Home Wararka Maanta Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo si Kulul uga Hadashay dad Siyaaba Kala duwan...

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo si Kulul uga Hadashay dad Siyaaba Kala duwan Loo dilay

0

Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS ayaa ka tacsiyeynaya geerida Sakariye iyo Sowda muddo 24-saac ah kaddib.

Ma hadda ayuu sheegay Wasiirka Amniga Cabdullahi Maxamed Nuur in la Soo qabtay dhamaan dadkii dilay labada walaalaha ahaa ee Sakariye iyo Sowda, sidoo kalena la Soo qabtay dadkii ka dambeeyay dhaawac ay u geeysteen Ciidamada Dowladda Wiil dhalinyara ah ka dibna dhintay.

Wasiirka Amniga Soomaaliya waxuu Sheegay in dhamaan Dadkani ay ku jiraan Ganacta Dowladda Cadaaladana La marsiin doono

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleBoliiska Soomaaliya oo shaaciyay in Ganacta Lagu Soo dhigay Askar Xalay Toogata Laba walaala ah
Next articleCiidamo ka Tirsan GorGor oo Muqdisho Lagu Soo dhaweeyay