Home Wararka Maanta Guddiga Doorashada Galmudug oo Maanta La wareegay Agabkii Doorashada

Guddiga Doorashada Galmudug oo Maanta La wareegay Agabkii Doorashada

0

Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Galmudug Mohamed Dahir Guled ayaa maanta kala wareegay agaasimaha Logistikada guddiga Doorashada heer Federaal Liibaan Ahmed Hassan qeyb kamid ah agabka Doorashada Galmudug.

Galmudug dhawaan ayaa la filayaa inay ka dhacdo ama ay ka bilaabato Doorashada Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka JFS.

Guddiga Doorashada Galmudug ayaana Maanta si Rasmi ah ula wareegay Aqabka Doorashada Loogu talagalay.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleCiidamada Galmudug oo gacanta ku soo dhigay rag dil ka gaystay Deegaano ka Tirsan Galmudug
Next articleGuddiga Doorashada Heer Fadraal oo Agabkii Doorashada u kala diray DG Dalka (Sawiro)