Home Wararka Maanta Guddiga Doorashada oo ka hadlay Doorashada iyo xilliga la bilaabayo

Guddiga Doorashada oo ka hadlay Doorashada iyo xilliga la bilaabayo

0

guddiga doorashada ayaa si rasmi ah u shaaciyay in 16-ka bishaan November la bilaabi doono doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Guddiga ayaa sidoo kale sheeciyay in la soo gabagabeyn doono 24-ka December 2021 guud ahaan doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Ad