Wararka Laga Helayo Magaalada Guriceel isla Markana ku soo Dhacaya Xafiiska Mudu24 ee Dhuusomareeb ayaa sheegaya in Dagaalka Guriceel aanan Wali lagu kala Bixin.
Wararka ayaa sheegaya Caawa In Ciidanka Ahlusunna ay dib ugu soo laabteen iyagoo Helaya Gurmad dheeri ah.
Xogta ayaa intaasi ku dareysa in Ciidanka Dowlada ay dib ugu laabtaan goobahooda Hore taasi oo keentay in Ahlusunna ay dib Magaalada ugu soo laabato.
Waxaa Jira Ciidan Labada Dhinac ah kuwaasi oo Dagaalka Ku dhintay iyadoo Saraakiil Ciidan ay ku dhinteen Dagaalka.
Mudug24.com Dhuusomareeb
Ad