Allaha unaxariiste waxaa Maanta Muqdisho ku geeriyooday Aabaha dhalay Sanater Xaaji Muuse Suudi yalaxoow oo la sheegay in Maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay Muqdisho.
Suudi yalaxoow oo dhalay Muuse suudi ayaa In Mudda ah ku xanuusanaa isbitaalka Digfeer ee Muqdisho, maanta ayuuna geeridyooday.
Masuuliyiinta Dowladda Soomaaliya ayaana ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Sanaterka aabihii, oo ahaa qof da’ ah.
Waxaa lagu aasay Deegaanka Garasbaaley ee Duleedka Muqdisho, waxaana aaska ka qeyb-galay Masuuliyiin ka tirsan DFS
Ad