Home Wararka Maanta Aabaha dhalay Muuse suudi yalaxoow oo maanta geeriyooday

Aabaha dhalay Muuse suudi yalaxoow oo maanta geeriyooday

0

Allaha unaxariiste waxaa Maanta Muqdisho ku geeriyooday Aabaha dhalay Sanater Xaaji Muuse Suudi yalaxoow oo la sheegay in Maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay Muqdisho.

Suudi yalaxoow oo dhalay Muuse suudi ayaa In Mudda ah ku xanuusanaa isbitaalka Digfeer ee Muqdisho, maanta ayuuna geeridyooday.

Masuuliyiinta Dowladda Soomaaliya  ayaana ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Sanaterka aabihii, oo ahaa qof da’ ah.

Waxaa lagu aasay Deegaanka Garasbaaley ee Duleedka Muqdisho, waxaana aaska ka qeyb-galay Masuuliyiin ka tirsan DFS

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor iyo Beesha Caalamka oo Shir gaar ah yeeshay, Hadaba Maxaa Looga Hadlay ?
Next articleMasuul ka Tirsanaa Dowladda Mareykanka oo geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here