Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha ciidanka Amisom iyo saraakiil uu hoggaaminayay.
Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Doorashooyinka iyo Amniga.
Kulanka kadib, Saraakiisha ayaa Kormeer ku tagay goobaha loo asteeyey iney ka dhacdo Dorashooyinka xildhibaanada ee Magaalada Caasimadda ah ee Dhusamareeb.
Ad