Home Wararka Maanta Maanta oo kale 10 Bisha Ayaa la qorsheeyay in la qabto...

Maanta oo kale 10 Bisha Ayaa la qorsheeyay in la qabto Doorashada Madaxweynaha Dalka

0

Sida Qorshuhu ahaa Doorashada Madaxweynaha Dalka Soomaaliya ayaa  Ayaa La qorsheeyay in La qabto Maanta oo kale 10 October.

29-kii Bishii June ee sanadkaan ayaa Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka waxaa ay soo saareen Jadwal doorasho oo ka dhashay heshiiskii 27-kii May ay ku gaareen Magaalada Muqdisho , kaas oo ugu dambeyn Maanta oo taariikhdu ku beegan 10-ka Octoober loo asteeyay inay dhacdo doorashada Madaxweynaha, balse jadwalkaas uu Shaqeyn waayay.

Marar badan  ayay dib u dhacday doorashada Soomaaliya, iyada oo uu dhaqan geli waayay Jadwalo doorasho oo ay soo saareen Golaha wadatashiga qaran iyo Guddiga

Ad