Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Galmudug Maxamuud Cabdi Kaarshe ayaa maantay xarig jaray Ceel biyood riig ha oo laga hirgaliyay Degaanka Dhidhin ee bariga Mudug.
Hirgalinta Ceel biyoodkaan waxaa iska kaashaday Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha iyo Hay’adda IOM.
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Maxamuud Cabdi Kaarshe oo Furitaanka Ceelkaan ka hadlay ayaa sheegey in Dowlad Goboleedka Galmudug ay muhiimad weyn siinayso helista biyo nadiif ah oo ay helaan shacabka reer guuraaga ah ee Galmudug.
Ad