Home Wararka Maanta Deg Deg Fahad yaasiin Xaaji Daahir oo Maanta Soo gaaray Muqdisho

Deg Deg Fahad yaasiin Xaaji Daahir oo Maanta Soo gaaray Muqdisho

0

La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Farmaajo Fahad Yaasiin, ayaa goordhow ka Soo degay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho sida ay xaqeejiyeen ilo Muhiim ah.

Diyaaarad gaar ah ayaa siday Fahad Yaasiin, Waxaana laga gelbiyay garoonka Aadan Cadde, sida ay sheegayaan ilo Muhiim ah.

Fahad Yaasiin, ayaa maalmo ka hor laga celiyay garoonka Diyaaradaha Jabuuti.

Doonyo Hub u siday Kooxda Shabaab oo lagu bur-briyay Duqeymo Cirka ah

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni

Dowlada Somaliya oo Sheegtay in 35 Xubnood onShabaab ah lagu dilay Hawlgal ka Dhacay Gobolka Bay

In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Ciidanka Dowlada oo Kaashanaya kuwa Mareykanka oo Duqeyma ka geestay Aadan Yabaal

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii lagula eegtay gudaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dagaalka Aadan Yabaal ee Ciidanka Dowlada looga saaray

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday

Ciidanka Dowlada iyo Kuwa Koonfur Galbeed oo Shabaab kula Dagaalamay Duleedka Baydhabo

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culus ah ku dhex maray Ciidamada Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Daraawishta Koonfur Galbeed oo
Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo wada dadaalo Lagu xalinayo Farmaajo iyo Rooble
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo Shuruudo adag ku xiray Xalka Labada dhinac