Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Alshabaab oo Weerar Qaraxya ah ku qaaday Garoonka Diyaaradaha Buula Burde ee...

Alshabaab oo Weerar Qaraxya ah ku qaaday Garoonka Diyaaradaha Buula Burde ee gobalka Hiiraan {Sawiro}

0
Wararka Ka Imaanaayo Degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayan in Al-Shabaab ay qaraxyo la beegsadeen Garoonka diyaaradaha Degmadaas, halkaas oo bilihii la soo dhaafay uu ka socday dhismo xoogan.
Qaraxyada oo isugu jiray Bambooyinka iyo miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa la sheegay in uu saameyn weyn ku yeeshay dhismaha ka socday Garoonka diyaaradaha Degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan.
Ad