Home Wararka Maanta Wasiirka Amniga Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu dhaariyay (Sawiro)

Wasiirka Amniga Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu dhaariyay (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay dhaarinta Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur oo uu shalay xilkaas u magacaabay Ra’iisul Wasaaruhu.

Wasiirka Caddaaladda ee XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa dhaariyay wasiirka cusub.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa wasiirka cusub kula dardaarmay in uu si hufan u guto howsha muhiimka u ah qaranka ee loo igmaday si waafaqsan dastuurka iyo xeerarka dalka.

Xalay ayaa Loo Magacaabay Wasiirka Amniga Dalka ka dib Markii xilka laga qaaday Wasiirkii amniga xasan Xundubey Jimcaale

Ad