codbixinta, isagoo xubnaha guddiga iyo laamaha amaanka ku ammaanay howsha adag ay qabteen.
Guud ahaan isu socodka caasimadda Muqdisho ayaa la xanibay oo uu ku jiro garoonka diyaaradaha oo aan wax duulimaad ah ka jirin maanta.
Doorashadii ugu horeysay ee qof iyo cod ah muddo 50 sano ah ayaa maanya ka socota magaalada Muqdisho, taas oo lagu soo dooranayo golayaasha deegaanka ee degmooyinka gobolka Banaadir.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad



