Home Wararka Caalamka Israel oo Weerar Cusub ku qaaday Dalka Iran kadib Xabad Joojin lagu...

Israel oo Weerar Cusub ku qaaday Dalka Iran kadib Xabad Joojin lagu Dhawaaqay

0

Wasiirka Difaaca Israa’iil Israel Katz ayaa amar ku bixiyay “weeraro xooggan” oo lagu qaaday caasimadda Iran ee Tehraan.

Wararka ayaa yimid kaddib markii uu ku eedeeyay Iran inay jabisay xabbad joojin ay garwadeen ka ahaayeen Mareykanka iyo Qatar.

Iran ayaa beenisay sheegashadaas, waxaana hay’addeeda ugu sarreysa ee amniga ay uga digtay ciidamada ammaanka Iran inay diyaar u yihiin inay si cad uga jawaabaan xadgudub kasta oo Israel.

Ad
Previous articleGolaha Yurub oo Germalka ku Dhaleeceeyay Diidmada Dibad-baxyada Falastiin
Next articleNetanyahu oo Sheegay in Israel ay gaartay Dhamaan Hadafyadii Dagaalka