Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa fuliyey in ka badan 15 duqeyn oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Hama, taasoo socotay xalay qiyaastii saacad iyo bar.
“Waxaan beegsanay awoodaha milatari ee weli harsan ee saldhigyada milatari ee Suuriya ku leedahay Hama iyo garoonka diyaaradaha ee T4, iyo sidoo kale kaabayaasha milatari ee haray ee ku yaalla Dimishiq”
Idaacadda ciidamada Israa’iil ayaa iyana sheegtay in Ujeeddada ugu weyn ee weerarka Suuriya uu yahay digniin loo dirayo madaxweynaha Turkiga.
Saldhigyada milatari ee Suuriya ka yaalla ee Israa’iil ay xalay duqaysay waa Saldhigyada ay ogaatay in Turkigu soo degi doono dhowaan si uu u xiro hawada dalka Siiriya taasoo Israel ka hor joogsaneysa iney fuliso duqeymo cirka ah.
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay
Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka