Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Alshabaab oo la wareegay Deegaan Muhiim ah oo...

War Deg Deg ah: Alshabaab oo la wareegay Deegaan Muhiim ah oo kuyaal Gobalka Shabeelada dhexe

0

Kooxda Alshabaab ayaa Goordhow si fudud oo dagaal la,aan ah ula wareegay deegaanka Miirtaqwo ee Gobalka Shabeelada Dhexe Alshabaab ayaana Gudaha Galay Magaladaan kadib Markii ay isaga Carareen Macwislayda Deegaanka iyo Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya.

Kooxda Alshabaab ayaana Xoogeeda isugu gayssay Gobalka Shabeelada Dhexe oo ay ilaa Hda Ka qabsadeen Sadex magaalo oo waawayn Kuwaas oo kala ah Degmada Ceelbaraf Ceel Cali axmed Biyacade iyo Miirtaqwo oo ay maantay qabsadeen.

Majirto labadii asbuuc ee lasoo dhaafay maalin aysan kooxda Alshabaab weerarin Gobalka Shabeelada Dhexe dowlada Soomaaliya ayaana Xakamayn la weeraradaan isdaba jooga ah.

Ciidamada Dowlada kuwa Macislaysa ayaa wada abaabul ay kaga hortagayaan Weerada Alshabaab ee Gobalka Shabeelada Dhexe.

Hadii alshabaab ku gulaystaan inay Magaalooyin Hor le Qabsadan waxay usii gudbi doonaan Gobalka Hiiraan iyo galmudug oo aan ashabaab badan Hada Joogin.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleXildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo warsaxaafadeed soo saaray qaylo dhaan ka muujiyay xaaladda dalka
Next articleAlshabaab oo weerar ku qaaday degmada aadanyabaal kadib markii…..