Home Wararka Caalamka War De Deg ah:Dagala qaraar oo ka socda Gobalka Shabeelada Dhexe

War De Deg ah:Dagala qaraar oo ka socda Gobalka Shabeelada Dhexe

0

Alshabaab ayaa Goordhow Dagaal Culus ku Qaaday qaybo ka mid ah Gobalka Shabeelada Dhexe oo Maalmahana ay Culays Xoogan ku hayaan.

Alshabaab ayaana Dagaal Culus ku Qaaday Magaalada Biya Cade oo ku dhow Magaalada Jowhar waxaana Hada Halkaas ka Socda Dagaal Qaraar.

Lama Oga Khasaraaha Ka dhashay Dagaalkaan Madaama uu Wali Socda Balse Xalay ayaa La Sheegay inay 500 Alshabaab ah u Gudbeen Dhanka Magaalada Jowhar.

Alshabaab ayaa Culays aan Horay loo arag ku haaya Gobalka shabeelada Dhexe kuwaas oo ay Doonayaan inay isku furtaan Hirshabeele iyo Galmudug

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Shaacisay Dekadaha Itoobiya lasiinaayo