Home Wararka Maanta Cabdi Wabiir hogaamiyihii Macawisleyda ee AS u tagay oo lasoo xiray

Cabdi Wabiir hogaamiyihii Macawisleyda ee AS u tagay oo lasoo xiray

0

Cabdi Wabiir, hogaamiyihii Macawisleyda ee Alshabaab u tagay ayaa lasoo xiray, baaris lagu bilaabay.

Cabdi wabiir ayaa mar qura kasoo Muuqday Warbaahinta Kadib Dagaalkii Qaraar oo Alshabaab ku qaadeen Ceel Cali axmed kaaso oo socday 14 Saacadood oo Xariir ah.

Balse Maalmo kadib ayaa lawaay Cabdi wabiir kaasoo saacada kadib Kasoo Muuqday Warbaahinta Alshabaab Asagoo Sheegay inuu Towbad keenay.

Markale ayaa Sacado kadib lagu arkay aadan yabaal asagoo la jooga Ciidamada Dowlada waraysi uu Xalay bixiyay ayuu lu sheegay inuu Alshabaab kasoo Baxsaday Kadib Markii ay Hawada Soo Gashay Diyaarad alshabaab Raadinaysay.

Balse Shaki ay Dowladu ka qaaday arinkaas ayaa Doyaarad qaas ah lagu soo Qaaday Cabdi Wabiir iyo Sadex macawislay ah oo lasocotay kuwaas oo Haatan lagu soo Xiray Wasaarada Gashaandhiga Soomaaliya Waxaana Durababa lagu Bilaabay Baaritaan kaaso oo lasugaayo Waxa kasoo Baxa.

Dadka Somaaliyeed ayaa Shaki wayn ka qaaday nin Alshabaab la Dagaalmay oo ay qabteen Hadana Si fudud uga soo laabtay Warar qaar ayaa Sheegaaya in Cabdi Wabiir Horay uga Tirsanaa Kooxda Alshabaab.

Ad
Previous articleDagaal Culus oo ka socda koonfurta Gobalka Mudug
Next articleMilatariga Israa’iil oo markii ugu horreysay shaaciyay guul-darrooyinkii weerarkii 7 Octoober ee Xamaas