Dowladda Soomaaliya ayaa 35-sano ka dib ku guulaysatay inay ka baxdo liiska dowladaha lagu leeyahay qaaraanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Dowladda aanan bixin qaraanka ayaanan wax cod ah ku yeelan doonin fadhiyada goalaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay, sida ku cad liiskaan hoose oo ay ku jiraan dowlado badan.
Arintaan ayaa timid ka dib markii ay dawladdu bixisay Qaraankii lagu lahaa taas oo kor uqaaday suncadda Soomaaliya.
Ad