Is rasaaseyn xooggan oo u dhaxeysa ciidamo ka tirsan Booliiska iyo Maleeshiyo beeleed hubeysan, ayaa goordhaw ka dhacday Degmada Matabaan, dhaawaca sedax qof ayaa lasoo wariyay.
Maleeshiyaadka soo weerarey Booliiska ayaa ka gadoodsan tabasho ay ka qabaan maamulka Degmada, iyagoo wali ku sugan meelo muhiim ah oo magaalada kamid ah, wali xiisad ayaa taagan.
Dhowrmar ayay magaalada Matabaan kusoo laabtay Wali wax Xal ah lagama Gaarin Dagaaladaan kusoo laablaabtay Magaalada Matabaan.
Ad