Home Wararka Maanta Aadan Madoobe oo Dib u fasaxay Xikdhibqanadii uu Fadhiga baarlamaanka ka mamnuucay

Aadan Madoobe oo Dib u fasaxay Xikdhibqanadii uu Fadhiga baarlamaanka ka mamnuucay

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa dib ugu fasaxay 15-xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ka qeyb galka fadhiyada guud ee kalfadhiga lixaad.

Xildhibaannadan ayaa hore looga joojiyay ka qeyb galka fadhiyada guud ee golaha ka dib dhacdadii golaha ka dhacday 27-kii bishii November ee sanadkii lasoo dhaafay,waxa uuna xildhibaanadda kula dardaarmay ilaalinta dastuurka Qaranka, xeer hoosaadka iyo dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed.

Ad
Previous articleRa’iisul Wasaarihii hore Rooble oo Afka Furtay Carana kala dul dhacay dowlada Xasan shiikh
Next articleDowlada Soomaaliya oo Ragii Alshabaab ka Difaacay Ceel Cali axmed balan qaad cajiib ah usamaysay