Home Wararka Maanta Dagaal maantay Markale dhexmaray beelaha Sacad iyo laylkase

Dagaal maantay Markale dhexmaray beelaha Sacad iyo laylkase

0

Dagaal Culus ayaa maantay markale ka dhacay Jiciboor ee goblka mudug gaar ahaan difaacyada ay isku horfadhiyaan maleeshiiyaadka beelaha sacad iyo laylkase dagaalka ayaa ahaa mid culus oo ku dhawaad saacad socday.

dagaalkaan ayaa yimid kadib markii maleeshiyaad ka tirsan beesha laylkase dagaal culus kusoo qaadeen fariisimaha beelaha sacad intaas kadib waxaa qarxay dagaal culus oo dhexmaray labada beelood.

ilaa hada khasaaraha la ogyahay ayaa la sheegay  ina laba nin ka geeriyoodeen beelasha laylkase halka beesha sacad oo difaac ahaydna uu soo gaaray dhaawacyo dhanka kale beesha wagardhac ayaa iyana meel aan sidaas uga fogayn jiciboor kusoo qaaday meel ay ku sugnaayeen beesha sacad.

dhanka dagaalka wagardhacda iyo sacadka majirin khasaaro kala gaaray labada beelood balse wagardhac ayaa la sheegay in aar sanaayeen laba nin oo dhawaan beesha sacad ay ka dileen.

dagaalo soo jiitamay oo ilaa hada xal loo la,yahay ayaa ka taagan beelaha sacad iyo laylkase kuwaas oo in kabada laba bilood isku horfadhiya jiciboor dagaalkaan ayaa sidoo kale ku fiday magaalada gaalkacyo oo beesha laylkase sacad ku weerareen.

Raisal Wasaare Xambe Bare oo lagu Wareejiyay 25 kamid ah Maxaabiista Somaliland

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa la wareegay 25 maxbuus oo kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo lagu qabtay dagaalladii ka dhacay gobolka Sool, sida lagu sheegay warmurtiyeed

Magaalada Muqdisho oo Rasi ah looga bilaabay Diiwaangalinta Doorasho Qof iyo Cod

Waxaa maanata magaalada Muqdisho si rasmi ah uga bilaawday diiwaangalinta cod bixiyayaasha oo ah talaabadii ugu dambeysay ee ka harsanayd bilaabashada doorashada qof iyo codka ah ee golayaasha deegaanka. Guddoomiyaha

Warar laga helayo Dagaal ka Socda Galmudug gaar ahaan Deegaanka Haamcaduur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay tuulada Haamcaduur oo hoostagta deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud, kaasoo dhexmaray ciidamada deegaanka iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa la

UK oo kordhisay Kaalmada ay siiso Ciidanka Dowlada somaliya Xili uu jiro Dagaalka Shabaab

Iyadoo Soomaaliya ay wajahayso halis amni oo cusub oo ka imaanaysa Al-Shabaab oo markale xoogeysanaya, ayaa Boqortooyada Midowday ee UK waxay kordhisay taageerada ay siiso Ciidamada Amniga Soomaaliya (SSF). UK

Dalka Mareykanka oo lagu Xiray Muwaadin Somali ah oo lala Xiriirinayo dambiyo maandooriye

Saraakiisha Ilaalada Xuduudaha ee Maraykanka gaar ahaan Waaxda Blaine, Washington, ayaa xiray Muwaadin Soomaali ah oo taariikh dembi ku lahaa dalkaasi Mareykanka maadama lala xiriiriyay isticmaalka iyo dambiyada ka dhaca
Ad
Previous articleDagaal laga cabsi qabo inuu markale ka qarxo israil iyo xamaas
Next articlenin darwal ahaa oo dad badan ku laayay magaalada Munich