War qoraal ah oo kasoo baxay Guddiga qabashada doorashada Aqalka sare ee Galmudug ayaa lagu sheegay “in haddii uu iscasilo mid kamid ah murashaxiinta u tartamaya kursi doorasho, murashaxa kale uu u baahanyahay in uu helo codka xildhibaannada ee ah 50+1— haddii uu codadkaasi waayana dib loogu celin doono madaxweynaha maamulka Galmudug”.
Qodobkaan waxa uu ka dhiganyahay in kuraasta Aqalka sare ee Galmudug aysan la mid noqon doonin maamul Goboleeyada qaar, oo si fudud loo guuleysan karo, haddii uu iscasilo qofka kula tartamaya.
Ad