Home Wararka Somaliya Jubbaland War Deg Deg ah: Dagaal oo Culus oo ka Qarxay Baardheere

War Deg Deg ah: Dagaal oo Culus oo ka Qarxay Baardheere

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo ayaa Sheegay in waqtigaan halkaas uu kasocdo Dagaal kaas oo u dhaxeya labada Ciidan oo Ka kala tirsan Maamulka Jubaland iyo Dowladda federalka.

Dagaalkaan ka qarxay Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo daqiiqada ka hor ayaana lasoo warinayaa inuu geeystay khasaaro labada dhidhac ah, waxa uuna dagaalka kusoo aadayaa xilli wali DF iyo Maaamulka Jubaland ay ku hardamayaan maamulida deeganada iyo degmooyinka Maamulkaas.

Jubaland ayaana Shalay Baardheere geysay Ciidamo Xilli ay halkaas ku sugnayeen maamul ay Dowladda federalka u magacawday degmada.

Ad
Previous articleSoomaaliland oo Ayana Talaabo Culus u qaaday Dhanka SSC Khaauma iyo Dagaal laga Cabsi qabo
Next articleMaraykanka oo ku Dhawaaqay inay La wareegi Doonaan Marinka GAZA