Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dowlada Kenya oo Jubaland u diiday inay Wareejiso Ciidamadii Dowlada ee Shalay...

Dowlada Kenya oo Jubaland u diiday inay Wareejiso Ciidamadii Dowlada ee Shalay Isdhiibay

0

Dowladda Kenya ayaa diidan Inay ku wareejiso Maamulka Jubaland ciidamada Dowladda Faderaalka ee isku dhiibay. Saraakiisha Dowladda iyo ciidankooda ayaa ku sugan xaduuda Kenya Raaskaambooni. Ilaa 700 ciidan ayaa halkaaasi iska dhiibay iyaga iyo hubkooda. Waxaana socdo waan-waan udhexeyso labada Dowladod ee Somaaliya iyo Kenya oo ciidamada lagu keenayo Muqdisho.

Guddomiyihii hore degaanka Badhaadhe Muxumed Fanax ayaa ciidamo uu wato iyo gadiidkoda waxay ka galeen xaduuda Kenya degaanka Howsingoo, warar ayaa sheegayo Muxumed Fanax inuu dhaawac fudud ahaa. Waana shaqsigii Dowladda Faderaalka ah ay laheshiisay si magaalada Raaskaambooni ciidamada Dowladda u tagaan . Maamulka Jubaland ayaa gacanta ku hayo ciidamdo lagu qiyaasay ku dhawaad 100 askari iyo gadiid dagaal.

Xaalada Raaskaambooni ayaa degan shalay dagaalkii ahaa ka dib, wali isgaarsinta ayaa hawadda ka maqan, Maamulkaa Jubaland ayaa diyaarinayo inuu Kismaayo usoo qaado ciidamada Dowladda ee halkaasi joogo iyo hubkooda. Shirka Golaha Wasiirada ayaa lagu cambaareyay dhacdadii Raaskaambooni ka dhacday iyado lagu sheegay in ciidamada Qaranka dib ugurasho sameyeen.

Warar laga helayo dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada
Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo War kasoo Saartay Dagaalkii looga adkaaday ee Raaskanbooni
Next articleDowlada UK oo Ka Hadashay dagaalkii Raaskanbooni ee Shalay