Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dowlada Soomaaliya oo War kasoo Saartay Dagaalkii looga adkaaday ee Raaskanbooni

Dowlada Soomaaliya oo War kasoo Saartay Dagaalkii looga adkaaday ee Raaskanbooni

0

Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii Raskambooni oo ay ku eedeeyeen in ay JL ka dambeysay, waxayna sheegtay in aysan fileynin in ay ciidanka Jubbaland howlgal ciidan sameyn karaan, baaris in la sameyn doono ayay sheegeen, guddi gaar ahna loo xilsaaray.

Dawladda ayaa sheegtay in ciidanku aysan amar dagaal-qabin, balse tan xaqiiqada ah waa in halkaas ciidanka loo geeyey in Jubbaland lagu cadaadiyo, sida madaxweyne Xassan Sheekh maalmo kahor u sheegay wakiilada caalamiga ah oo uu sheegay in uu 7 maalin kuqabsan doono Kismaayo.

DF ayaa sheegtay in ay weerarkaas Jubbaland kala shaqeyeen dhinaca kooxaha Argagixiso, taas oo muujinaysa wax kasoo horjeeda hadaladii bilo kahor MW Xassan Sheekh.

Warar laga helayo dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada
Ad
Previous articleWararkii ugu Danbeeyey Dagaalkii Shalay iyo Cida lagu wareejinaayo Maxabiistii Shalay la qabtay
Next articleDowlada Kenya oo Jubaland u diiday inay Wareejiso Ciidamadii Dowlada ee Shalay Isdhiibay