Home Wararka Maanta Alshabaab Canshuur Qaadaayay oo nolosha lagu Soo Qabtay

Alshabaab Canshuur Qaadaayay oo nolosha lagu Soo Qabtay

0

Taliyaha Ciidanka Daraawishta Koonfur Galbeed Qeybta Degmada Buur-Hakaba Dhame Maxamed Xasan Aadan (Sandheere) ayaa Hogaaminayey Howlgal Qorshaysan oo laga fuliyey Deeganka Buur-Helede oo Hoostagta Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay

Howlgalka Guulaystay ayaa Qorshihiisa ahaa soo qabashada Aliyow Isaag Macalin oo ah Amiirkii Maaliyada uqaabilsanaa Khawaarijta Nawaaxiga Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay.

Horjoogaha lasoo qabtay ee Aliyow Isaag ayaa markii lasoo qabanayey ku howlanaa jarista Boonooyinka Baabuurka is Ticmaaasha Wadooyinka kala Duwan Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay.

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleWafdi Culus oo ku Wajahan Magaalada Raaskanboni iyo Dowlada oo Gaysay…
Next articleRobot loo bixiyay Garaad ayaa maanta Muqdisho lagu soo bandhigay