Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dowlada Soomaaliya oo Goordhow Hub Ciidan ka dajisay Raaskanboni Xili axmed madobe...

Dowlada Soomaaliya oo Goordhow Hub Ciidan ka dajisay Raaskanboni Xili axmed madobe Hawada Xiray

0

Dowlada Soomaaliya ayaa maantay Magaalada Raaskanbooni ka Dajisay Hub,Ciidan,Saanad iyo Xamuul kale Dulimaadka saakay ayaa ahaa Kii ugu Horeeyey ee daga kadib Markii axmed Madoobe amray in raaskanbooni diyaarad aysan tagi karin.

Digniintii Axmed Madoobe ayaa Gabi ahaanba waxba Ka Suurta galin waana Dhabar jab kale oo axmed madoobe usoo Hoyatay Sidoo kale Ciidamo Badan oo ka Tirsanaa Jubalad ayaa Ku biiray Ciidamada Dowlada ee ku sugan Raaskanbooni.

Sarkiishii Hogaaminaysay ee loo diray inay Raaskanbooni xabada Ka bilabaan ayaa Guud ahaanba Ka weecday dhanka Axmed Madoobe ayagoo Dhabarka Xajiyay lama Oga go,aanka uu qaadan Doono axmed Madoobe oo maraan Dareensan inuu xaalku sidii hore u ahayn.

raaskanbooni waxaa wali hawada ka maqan Qadka intenetka taas oo jubaand amartay in hawada laga saaro waana Amarka kaliya ee Jubaland oo Ka Hirgalay Raaskanbooni.

Axmed Madoobe ayaana Jimcihii u qabtay Ciidamada Dowlada inay ka Baxaan Raaskanbooni Mudo 15 Maalin ah Hadii ay ka Bixi waayana uu weerari doono lama Oga waxa Dhici Doona markii lagaaro waqtiga uu axmed Madoobe u qabtay Ciidamada Dowlada.

Khilaafka Dowlafa Soomaliya iyo Jubaland Ayaana Gaaray Meshii ugu saraysay balse xasan Shiikh waxaa aad u caawiyay oo u fududeeyey inuu ciidamo geeyo raaskanbooni aya  la rumaysanyahay inuu yahay Raysulwasaare Xamse iyo Taliya Ciidamada Xooga ee lugta oo labaduba Kasoo Jeeda  dhanka Axmed Madoobe.

 

Doonyo Hub u siday Kooxda Shabaab oo lagu bur-briyay Duqeymo Cirka ah

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni

Dowlada Somaliya oo Sheegtay in 35 Xubnood onShabaab ah lagu dilay Hawlgal ka Dhacay Gobolka Bay

In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Ciidanka Dowlada oo Kaashanaya kuwa Mareykanka oo Duqeyma ka geestay Aadan Yabaal

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii lagula eegtay gudaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dagaalka Aadan Yabaal ee Ciidanka Dowlada looga saaray

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday

Ciidanka Dowlada iyo Kuwa Koonfur Galbeed oo Shabaab kula Dagaalamay Duleedka Baydhabo

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culus ah ku dhex maray Ciidamada Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Daraawishta Koonfur Galbeed oo
Ad
Previous articleSarkaalkii Jubaland ee Hogaaminaayay Ciidamadii Weerari lahaa Raaskanbooni oo Xog yaab leh Bixiyay
Next articleKhayre, Shiikh Shariif, Cabdiraxman Cabdi Shakuur oo Soo saaray Warsaxafadeed deg deg ah