Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Wafdi Culus oo ka Socda Dowlada Soomaaliya oo Gaaray Dhuusamareeb

Wafdi Culus oo ka Socda Dowlada Soomaaliya oo Gaaray Dhuusamareeb

0

Wafdi ay hoggaamineyso Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulistada Hawada DFS marwo fardowso cusmaan Cigaal oo Dhuusamareeb soo gaarey ayaa kormeer ku sameyay dhismaha Garoonka Diyaaradaha Magalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowladda Galmudug,

Madaxwayne ku-xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir ciid oo wafdiga ku sugayey garoonka ayaa ka qayb ahaa kormeerkan, iyagoo soo marey qaybaha dhismuhu ka socdo iyo warshada jaayga iyo laammiga.

Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada DFS iyo Wafdiga ay hogaaminayso oo uu qayb ka ahaa maareeyaha guud ee Hay’ada duulista rayidka ah ahmed macalin ayaa qiray horumarada ka socda Galmudug iyo Dhismaha Garoonkaan Dhusamareeb oo si habsami leh u socda.

Sido kale waxay Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada DFS Balanqaaday in ay qayb weyn ka qadan doonto Dhamaystirka shaqada Garoonkan Ugaas Nuur ka socota.

 

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo War Lama Filaan ah kasoo Saartay Kulankii Xasan Shiikh iyo Abiya Axmed
Next articleWararkii Uguu danbeeyey Alshabaab oo Duqayn Culus lagu Laayay