Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Putin oo Wacad ku maray in mar kale isticmaali doono gantaalo cusub

Putin oo Wacad ku maray in mar kale isticmaali doono gantaalo cusub

0

Ruushka waxa uu haystaa kayd gantaallo cusub oo awood leh “diyaarna u ah in la isticmaalo”, ayuu yiri madaxweyne Vladimir Putin, maalin uun ka dib markii dalkiisu gantaal cusub oo nuuca riddada dheer ah ku riday magaalada Dnipro ee dalka Ukraine.

Khudbad aan horay loo sii qorsheyn oo laga sii daayay telefishinka, ayuu hoggaamiyaha Ruushka ku sheegay in gantaalka Oreshnik uu ahaa mid aan la joojin karin, wuxuuna ballan qaaday in uu sameyn doono tijaanooyin kale oo dheeraad ah, oo ay ku jiraan “jawiyada dagaalka”.

Isticmaalka Ruushka ee gantaalka Oreshnik ayaa soo afjaray toddobaad colaadeed oo sii kordhaysay taasoo sidoo kale keentay in Ukraine ay markii ugu horreysay gantaallada Mareykanka iyo Ingiriiska ku riddo Ruushka.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ugu baaqay hogaamiyayaasha caalamka inay bixiyaan “jawaab dhab ah” si Putin “uu u dareemo cawaaqibka dhabta ah ee ficilladiisa”.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleWadaad Yahuudi ah oo Imaaraadka lagu Dilay iyo Israil oo Dhaaratay
Next articleATMIS oo sheegtay in ay dhexdhexaad ka tahay muranka doorashada ee ka taagan Kismaayo