Home Wararka Maanta Safiirka Denmark ee Soomaaliya oo markale Cadeeyey amowqifkiisa Soomaaliya

Safiirka Denmark ee Soomaaliya oo markale Cadeeyey amowqifkiisa Soomaaliya

0

Safiirka Denmark ee Soomaaliya ayaa caddeeyay in uu aqoonsan yahay madaxbannaanimada dhuleed iyo qarannimada Soomaaliya oo ay qeyb ka tahay Somaliland.

Hadalka Safiirka ayaa ah mid uu uga garaabayo dhaliil ka dhalatay war uu dhawaan ka sheegay magaalada Hargeysa, xilli uu ka qaybgalayay doorashada Somaliland.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maalmo ka hor Safiirka Denmark ugu yeertay kulan si ay wax uga weydiiso hadal uu sheegay oo ay ku tilmaantay mid ka soo horjeeda mabaadii’da guud ee dhowrista madaxbannaanimada dhuleed iyo qarannimada Soomaaliya.

Ad
Previous articleIlhaan Cumar oo wacad ku martay in ay ka hor iman doonto qorshayaasha Trump Masaafurinta Soogalootiga
Next articlebaarlamaanka Soomaaliya oo Markale Maantay Garab Istaagay Xasan Shiikh