Home Wararka Maanta Faam Guutaale oo Xalay lagu Dhaawacay Muqdisho

Faam Guutaale oo Xalay lagu Dhaawacay Muqdisho

0

Faam gutaale oo ahaa nin baraha bulshsada caan ka ah aya caawa koox tooray ku hubeysan ayay la dhaceen waxaana la geyay isbitaal sida ay goob joogayasha ay shegeen.

Xaaladiisa ayaa hada soo hagaagaysa lamana yaqaan sababta loo beegsaday majaajilaystahaan bac dhac.

Faam Guutaale ayaa Kasoo Laabtay Dalka Dibadiisa asagoo Bil Kahor Halmar Qabsaday Aaladaha Social Media.

Faam Guutaale Ayaa La Sheegay inuu Duubaayay Muuqaal Markii Koox Hubaysan oo Baxsaday aya Tooreey la Dhaceen kaaa oo Haatan lagu Dabiibaayo Hospital Digfeer.

Xaladiisa ayaana La sheegay inaysan aad Udarbayn oo ay Haatan Soo Hagaagayso.

Ad
Previous articleShirkada Diyaaradaha Kenya Airwaysa oo joojinaysa Dulimaadkii Muqdisho Sabab?