Home Wararka Caalamka Mid ka mid ah habeenadii ugu darnaa ee duqaynta Beirut

Mid ka mid ah habeenadii ugu darnaa ee duqaynta Beirut

0

Sida ay sheegtay wariyaha BBC da ee Beirut Nafiseh Kohnavard, xalay iyada oo balakoonka guri ay degan tahay ka fiirineysa agga koonfurta ee magaalada, ayaa waxay arkay holac iyo dhimbilo ka duulaya goobo ay si adag u duqaysay Israa’iil.

Qaar ka mid ah dadka quburada ku ah hubka iyo isticmaalka xogta lagu baahiyo internet ka waxay sheegeen in goobta la duqeeyay ahayd baqaar hub ama kaalin shidaal midood. CIidamada Difaaca Israa’iil ayaa waxay iyagu sheegeen in ay beegsadeen goobo ay lahaayeen ururka Xisbullah.

Muuqaal ay duubtay ayay sheegtay in uu muujinayo qarax wayn iyo meelo kale oo la duqeeyay oo ay wali holac ka sii muuqdo. Waxay ahayd sida dab aad u wayn.

Mararka qaar codadka qaraxyada ee la maqlayo waa ay yar yihiin balse mararka qaar ayaa waxaa la maqlayay qaraxyo aad u xoogan iyo duqaymaha sharqantooda oo ku qasan.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay

40 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalada ayaa la tilmaamay

Qaranka Soomaaliya ee 17jirada oo maanta wajahaya dhigooda Xulka Tunisia koobka Qaramada Qaarada Afrika

Xulka Qaranka Soomaaliya ee da'doodi ay ka yar tahay 17 jirada ayaa maanta wajihi doona xulka Qaranka dalka Tunisia ee da'doodi ka yartahay 17jira tartanka 15aad ee Koobka Qaramada Qaarada

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka
Ad
Previous articleWasiir Fiqi oo si wayn loogu soo dhaweeyey Garoobka Muqdisho kadib Guul Wayn oo uusoo Hooyay(Sawiro)
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Shirka Golaha Wadatashi Qaran iyo Taagtaag Wali Ka Taagan