Home Wararka Maanta Saacada Ka Hor ayaa Loo Dalacsiiyay Darajada Sareeyo Gaas Wax Yar kadibna...

Saacada Ka Hor ayaa Loo Dalacsiiyay Darajada Sareeyo Gaas Wax Yar kadibna Wasiir Ayaa Loo Magacaabay

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Mudane Sulub Axmed Firin, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XJFS.

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo darajada Sarreeye Gaas Shalay Galab  u dalacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sulub Axmed Firin.

Maantay ayaa La Filaaya in Asad Diyaano loo Magacaabo Taliyaha Ciidanka Bookiska Soomaaliya.

Asad Diyaano oo kaoso Jeeda Puntland Si Wayn Deni uga Soo Horjeeda ayaa Noqon Doona Taliyaha Ciiidamada Booliska Soomaaliya ninkaan ayaana Dagaalo Qaraar Boosaaso kula Galay Deni

Ad
Previous articleWaa Sidee Xaalada Deeganaadii Galmudug ee Dagaalada Qaraar Shalay Ka Dhaceen?
Next articleImaamkii xabsiga Maraykanka ee toogashadiisa dad badan oo Soomaali ka mid tahay ka naxeen