Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed War Deg Deg ah:Xildhibaan ku Wajahnaa Baydhabo oo loo Diiday inu ka...

War Deg Deg ah:Xildhibaan ku Wajahnaa Baydhabo oo loo Diiday inu ka Baxo Muqdisho

0

Xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdullahi Ciirow ayaa saaka Nabad sugida Garoonka Aadan Cade u diiday in uu u safro Magaaladda Baydhabo.

Xildhibaanka ayaa markii uu garoonka tagay lagu wargeliyay in uusan u socdaali karin Baydhabo.

Xildhibaan Sareedo oo iyaduna kasoo jeeda Koonfur-galbeed ayaa dhawaan sidaan oo Kale looga hor istaagay in ay ka dhoofto garoonka Aadan Cadde.

Arrintan ayaa imaanaysa iyadoo la shaaciyey dhawaan in lasoo afjaray khilaafkii Villa Soomaaliya iyo Koonfur-galbeed.

Ad
Previous articleDowladda Masar oo war ka soo saartay hubkii gaaray Muqdisho iyo Itoobiya oo ka hadashay qorshaha socda
Next articleDowladda Itoobiya oo qaaday tallaabo horleh oo ku aadan damaceeda ku aadan in ciidamadeeda ay sii joogaan gudaha Soomaaliya