Home Wararka Maanta Ciidan ka Tirsana Alshabaab oo Wadada loogalay lana laayay

Ciidan ka Tirsana Alshabaab oo Wadada loogalay lana laayay

0

Ciidanka Xaq udirirka deegaanka ee ku sugan magalada Mesewagaaa ayaa waabarigii hore ee saaka howlgal dhaba gal ah ka sameyay deegaanka Cali Helle ee degmada Galcad.

Ciidanka ayaa khaarijiyay Laba dhagar qabe oo ka tirsan Kooxda Alshabaab, waxaan laga Gubay gaari Cabdi bila ah oo ay booyadi ku rarneed.

Sidoo kale Waxaa laga furtay Qori AK- 47 ah oo uu ku hubeysnaa mid kamida Raga Ladilay ee Alshabaabka ahaa gaarigana la socday waxa ayna ciidanku dhaamaan dab qabadsiiyeen Gaarigii ay wateen maleeshiyadu.

Ciidamada Deegaanka ayaana  jaray masaafa aad u dheer lkn waxa ay kaashanayeen Xogta Alshabaabkaan oo si dhaw loolan socday iyo dhaq dhaqaaqa deeganka.

Doonyo Hub u siday Kooxda Shabaab oo lagu bur-briyay Duqeymo Cirka ah

Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo kaashanayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa 15-kii Abriil 2025 duqeyn cirka ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, si loo burburiyo hub casri ah oo saarnaa dooni

Dowlada Somaliya oo Sheegtay in 35 Xubnood onShabaab ah lagu dilay Hawlgal ka Dhacay Gobolka Bay

In ka badan 35 xubnood oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Ciidanka Dowlada oo Kaashanaya kuwa Mareykanka oo Duqeyma ka geestay Aadan Yabaal

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn culus oo Xalay fiidkii lagula eegtay gudaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab. Howlgalkaan

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay Dagaalka Aadan Yabaal ee Ciidanka Dowlada looga saaray

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa si faahfaahsan uga hadlay dagaalka dowladiisa kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda inta badan gobolada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo u muuqday

Ciidanka Dowlada iyo Kuwa Koonfur Galbeed oo Shabaab kula Dagaalamay Duleedka Baydhabo

Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay gaar ahaan degaanka Burjeedka waxa uu dagaal culus ah ku dhex maray Ciidamada Militeriga Soomaaliya iyo kuwa Daraawishta Koonfur Galbeed oo
Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Dagaal Culus oo Goordhow Ka Qarxay Galgauud Galmudug
Next articleJames Swan oo Gaaray Dhuusamareeb lana Kulmay Qoor Qoor(Sawiro)