Home Wararka Maanta Masar oo Ka Hadashay Hubkii ay Kasoo Dajisay Dekada Muqdisho

Masar oo Ka Hadashay Hubkii ay Kasoo Dajisay Dekada Muqdisho

0

Dawladda Masar oo ka hadashay hubka ay geysay Soomaaliya, waxay sheegtay in uu deeq ahaa uguna talogaleen la dagaalanka Argagixisada iyo sugida Madax banaanida Soomaaliya, sidaas waxaa lagu sheegay war ay soo saartay wasaaradda Arrimaha dibada ee Masar.

Qaahira, waxay sheegtay in ay Soomaaliya garabjoogto si madax banaanida iyo Midnimada loo adkeeyo hubkaan ayaana laba Habeen ka Dagaaya Dakada Waana Hub aad U farabadan oo Dowlada Soomaaliya Gacanta U Galay.

 

Ad
Previous articleSomaliya Eriteriya Iyo Masar oo U Heshiiiyay Itoobiya
Next articleDad Gaaraya 492 Qof oo ku dhintay Duqeymaha Isreal ee Lubnaan