Home Wararka Maanta Somaliya Eriteriya Iyo Masar oo U Heshiiiyay Itoobiya

Somaliya Eriteriya Iyo Masar oo U Heshiiiyay Itoobiya

0

Wasiiradda Arrimaha dibada Masar, Eritrea iyo Soomaaliya oo ku kulmay magaalada New York, ayaa ka wada hadlay xaaladda Geeska Afrika iyo Iskaashi buuxa oo dhexmara dalalkan, si looga hortago damaca bahalnimo ee Itoobiya ay ku doonayso in ay ku qaadato qeyb kamid ah Biyaha Soomaaliya, taas oo ay shacabka Soomaaliyeed si xoogan uga geylameen.

Itoobiyaanka waxay sii wadaan ficiladooda ka aradan nabadda iyo habdhaqanka dawliga ah ee Geeska Afrika, Caalamkuna waa diiday talaabooyinka qar iska xoornimo, kulankii Ankara ee 17-kii bishan ayaa fashilmay, hayeeshee Turkidu waxay wadaan dadaal u muuqda mid aan caafimaad-qabin.

Ad
Previous articleDeni oo Caawa Ku dhawaaqay inuu Meel Fagaare ah Kula Gardhiganaayo Xasan Shiikh