Home Wararka Somaliya Galmudug Dagaal aad u Foolxun oo ka Dhex Qarxay Beelaha Wacaysle iyo Mursade...

Dagaal aad u Foolxun oo ka Dhex Qarxay Beelaha Wacaysle iyo Mursade ee Galmudug

0

Beesha Waceysle oo Sadax nin oo u dhashay qabiilka Sadax iyo Sagaal kala dagay Baabuur u socday Ceelbuur Deegaanka Maraysuuleey,

Beesha Murusade ayaa horaantii usbuucaan afduubtay laba wiil meel u dhaw Deegaanka Cagacade una dhashay Beesha Waceyle eyagoo xoolahadooda shubanaayo kadibna lugaha uga xiray silig si afduubana ugu xiran Cagacadde,

Beesha Waceysle ayaa eyadana Caawa sadax u dhalatay Beesha Murasade lugta uga xirtay silig Deegaanka Maraysuuleey,

Xuduudaha labada beel ayaa caawa laga soo warinayaa in ay ka jirto Xiisad Colaadeed sababi kartana in faraha laysa saari goor kasto.

 

Ad
Previous articleMa Dhabaa in Laftagareen iyo Xasan shiikh Heshiiyeen?