Home Wararka Maanta Dowlada Soomaaliya oo Si Adag uga Hadashay Hubki Puntland Soo Galay Maantay

Dowlada Soomaaliya oo Si Adag uga Hadashay Hubki Puntland Soo Galay Maantay

0

Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay hub iyo saanadda ciidan ee ka timi Itoobiya ee soo gaadhay Puntland, iyada oo ku tilmaanaty ‘xad-gudub’ madaxbanaanida dalka ka dhan ah.

DFS waxa ay Itoobiya ku eedeysey jabinta shuruucda caalamiga ah, iyo in sidoo kale ay hub kale geysey Galmudug iyo Koonfurgalbeed.

Ad
Previous articleXogtii Ugu Danbaysay Wadahadaladii Laftagareen iyo Xasan shiikh