Home Wararka Somaliya Galmudug Qoor Qoor oo Xilka Ka Qaaday Wasiirkii Warfaafinta Galmudug

Qoor Qoor oo Xilka Ka Qaaday Wasiirkii Warfaafinta Galmudug

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug ayaa u magacaabay Cali Maxamuud Faarax inuu noqodo wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska.

Qoor Qoor ayaa Ka Carooday Kadib Markii Wasiirka Hore ee Warfaafinta Galmudug oo Geel ku Warejiyay Ciidamada Macawislayda Beesha Saruur oo Ku Sugnaa Xarardheere kuwaas oo Taageero u ahaa Gudoomiyihii Xarardheere ee Dhawaan Xilka Laga Qaaday

Beesha Saruur ayaana Laba Garab Haatan ukala Jabay Qolo Taageersan Gudoomoyaha Hore Ee Xilka laga qaaday iyo Kan Cusub ee Qoor Qoor Dhawaan Magacaabay.

Ad
Previous articleCabdulqaadir Cilmi Cumar iyo marwadiisa oo Halgoob lagu Wada Dilay Galmudug
Next articleDowlada Soomaaliya oo ku Hanjabtay Inay Dagaal lagalayso Ciidamada Itoobiya