Home Wararka Somaliya Galmudug Cabdulqaadir Cilmi Cumar iyo marwadiisa oo Halgoob lagu Wada Dilay Galmudug

Cabdulqaadir Cilmi Cumar iyo marwadiisa oo Halgoob lagu Wada Dilay Galmudug

0

Maleeshiyo hubaysan ayaa caawa dishey Cabdulqaadir Cilmi Cumar iyo marwadiisa deegaanka Gaalyeel ee hoostaga Godinlabe kuwaasi oo dhawaan aqal galay.

Kooxda dilka gaysatay ayaa ka soo jeeda Gadoon, Waxaana uu la xiriiraa anooyin qabiil Raga Dilka Gaystay ayaana Kasoo Jeeda Beesha Cayr.

Dadka Deegaanka ayaana aad Uga Naxay Dilka Arooskaan oo La Sheegay Dhawaan Aqal Galay.

Mid kamid ah falalkii ugu foosha xumaa ee aano qabiil ayaa nawaaxiga Godinlabe ka dhacay Xalay

 

Ad
Previous articleWasiir Fiqi oo wacdaro ka Dhigay Dalka Masar(Sawiro)
Next articleQoor Qoor oo Xilka Ka Qaaday Wasiirkii Warfaafinta Galmudug