Home Wararka Maanta War Deg Deg ah:Hoggaamiyaha mucaaradka Uganda Bobi Wine oo toogasho lagu dhaawacay

War Deg Deg ah:Hoggaamiyaha mucaaradka Uganda Bobi Wine oo toogasho lagu dhaawacay

0

Hogaamiyaha mucaaradka dalka Uganda Robert Kyagulanyi, oo loo yaqaan Bobi Wine ayaa laga toogtay lugta, sida uu sheegay kaaliyihiisa gaarka ah, Najja Ssenyonjo.

Mr. Ssenyonjo ayaa BBC-da u sheegay in Bobi Wine uu toogtay ‘nin boolis ah oo ku labisan dareeska ciidanka’, haatanna lagu daweynayo isbitaalka Nsambya ee magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.

Ad