Home Wararka Maanta Dowlada Itoobiya oo Markale Ku Celisay inaysan Masar ogaalnayn inay Soomaaliya Timaado

Dowlada Itoobiya oo Markale Ku Celisay inaysan Masar ogaalnayn inay Soomaaliya Timaado

0

Warbixin laga sii daayay warbaahinta dawladda Itoobiya, gaar ahaana FANA ayaa lagu sheegay in dawladda Soomaaliya ay ku kooban tahay gobalka Banaadir, oo aysan gaari karin gobalka Shabeelaha Hoose, aysana waxba ka bedeli karin Howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS.

Itoobiya ayaa warbixintan ku sheegtay, in Masar aysan u ogolaan doonin in ay timaado albaabka Itoobiya (Soohdimaha Soomaaliya), qasabna ay tahay in Itoobiya laga talagaliyo cida Nabad ilaalinta u imaanaysa Soomaaliya, ee howlka Midowga Afrika.

Itoobiya waxay kufaantay in ay Soomaaliya u gurmatay oo ay samatabixisay xili adag oo ay kooxaha Argagixisada gudaha ama kuwa caalmiga ah ay qabsan lahaayeen guud ahaan dalka, balse Itoobiya taabagalinta DFS ay dhiig u hurtay, waa sida lagu sheegay warbixintee.

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Galmudug oo lagu Soo kordhiyay Gobal Cusub Magiciis
Next articleWar Cusub oo Kasoo Kordhay ninkii 5ta Gabdhood Soomaalida ah Ku dilay….