Home Wararka Maanta Dowlada Soomaaliya oo Muqdisho ka Bilowday Canshuur layaab leh

Dowlada Soomaaliya oo Muqdisho ka Bilowday Canshuur layaab leh

0

Dawladda Soomaaliya ayaa Canshuur 5% (VAT) ka qaadaysa Bukaanada adeegyada caafimaad u raadsanaysa Isbitaalada Muqdisho, tan oo kasoo horjeeda dhammaan xeerarka caalamiga ah.

Sidaas oo kale xirfadayaal caafimaad ayaa loo xiray sabab la xariirta in ay Bukaanka ka qaadi waayeen lacagta VAT-ka, degmooyinka Muqdisho qaarkood, taas oo kasoo horjeeda amarkii Golaha XFS.

Gabi ahaanba dalalka Saxaraha kahooseeya, oo ay kujiraan wadamada deriska la ah Soomaaliya, lagama qaado Canshuur nooc kasta oo ay tahay adeegga Caafimaadka.

Dawladnimadu, waa in muwaadinku uu helaa adeeg Caafimaad oo aan lacag aheyn, haddii la waadi waayana aan VAT iyo Canshuur lahayn.

Ad
Previous articlePuntland oo Xasan Shiikh Ku tilmaamtay Isbaariste
Next articleRag KabTirsanaa Alshabaab iyo Hubkeedii uu ciidamo ku Sugnaa Galmudug Gacanta U Galay