Madaxa u sareeya shirkada Itoobiya Airlines wuxuu sheegay in ay waqti u baahan yihiin ay kaga jawaaban dalabka Hay’adda Duulista Rayidka ah ee kuwajahan ficilada dhanka ah xadgudubka madax banaanida Soomaaliya, oo lagu eedeeyey Ethiopian Airlines.
Markale, waxay Soomaaliya sheegtay in 2 maalmood ay kusixi karto Ethiopian Airlines,taas oo ka bilaabanaysay maalinkii go’aanka DFS soo baxay.
Itoobiyaanka warqadooda kama muuqato wax sixid in ay sameynayaan, waxaana kamuuqata meeraysi iyo waqti baayac.
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
Ad