Home Wararka Somaliya Galmudug War Deg Deg ah: Dagaal Qaraar oo Kasocda Qaayib Galmudug

War Deg Deg ah: Dagaal Qaraar oo Kasocda Qaayib Galmudug

0

Daagal xoogan oo sababay dhimashada 2 qof iyo dhaawaca 4 kale ayaa ka socda deeganka Meygaag gudle ee 20km dhanka koofured kaga beegan Qaayib.

Dagaalka Ayaa Yimid Kadib Cali Axmed Carab oo dhawaan labo wiil oo la dhalatay ay dileen maleeshiya ka soo jeeda Xiindheere ayaaa maanta ay dileen maleeshiya ka soo jeeda isla Xiindheere.

Dagaal qaraar ayaa wali ka socda aaga Qaayib wuxuuna u dhaxeeya labo maleeshiya beeleed oo ka soo kala jeeda Xiindheere iyo Cadaado kuwaas oo kala ah Beelaha Duduble iyo Saleebaan.

Beelaha Duduble ayaana Dhowrmar Dilay Dad kasoo Jeeda Saleebaan kuwaas oo ay ka Mid ahaayeen Laba Wiil oo Walaalo ahaa Oo maantayna La Dilay Walaalkii Sadexaad.

Ad
Previous articleWararkii Ugu Danbeeyey Suuqa Bakaraha oo Xaalkiisu ka Sii daray
Next articleMursal Maxamed Siciid oo Dil argagaxleh ka gaystay dalka Jarmalka