Home Wararka Somaliya Galmudug Wafdi Culus oo Maantay Gaaray Magaalada Xarardheere(Sawiro)

Wafdi Culus oo Maantay Gaaray Magaalada Xarardheere(Sawiro)

0

Wafdi uu Hogaaminayo Musharax Madaxweyne Galmudug Liibaan Ahmed Hassan ayaa Maanta Gaaray Magaalada xarardheere ee Gobalka Mudug.

Wafdiga Waxaa si wayn ugu soo dhaweeyay xarardheere Mamulka Degmada, Saraakiisha ciidanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Musharaxa Liibaan Ayaa u tagay magaalada xarardheere dhiirigalinta ciidamada dowlada iyo kuwa deegaanka ee dagaalka kula jirah kooxda khawaajirta ee dalka dhibka ku haysa.

Kulamo gooni gooni ah ayaa kafilayaa in uu laqaato waxgaradka magaalada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan inta uu joogo magaalada Musharaxa iyo wafdigiisa.

Ad
Previous articleCanshuurtii lagusoo Rogay Dadka Caasimada Muqdisho oo Si Rasmi ah u dhaqan gashay
Next articleWar Deg Deg ah: Cabashadii Bajaajlayda oo Go’aano Farxad leh laga Soo Saaray