Home Wararka Somaliya Puntland 10 nin oo ka Tirsanaa Alshabaab oo Saakay Gaalkacyo Lagu Toogtay

10 nin oo ka Tirsanaa Alshabaab oo Saakay Gaalkacyo Lagu Toogtay

0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Puntland ayaa Magaalada Gaalkacayo aroornimadii hore ee saaka dil toogasho ah ku fulisay 10 dhagar qabe oo ka tirsan Kooxda Alshabaab kuwaas oo horey dilal uga geystay gudaha Magaalada Gaalkacayo.

Puntland ayaa baadigoobaysa, 3 xubnood oo katirsanaa kooxda maanta la toogtay oo dhawaan xabsiga Gaalkaxyo ka baxsaday, iyadoo Abaalmarin loo balan qaaday cidii xogtooda keenya.

Dhawaan ayay ahayd Markii Ragaab Saakay la Toogtay Saaxibadoob ka Baxsadeen Xabsiga Magaalada Gaalkacyo kuwaas oo Saakay ka Badbaaday Dilka Toogashada ah oo Saakay lagu Fuliyay.

Ad
Previous articleXalane oo laga Soo Saaray Qaraxyo ka Dhacaaya Muqdisho
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho